Somali Housing Aid
SHA provides information,
advocacy and language support, interpretation and translation
of relevant publications.
SHA aims to help the Somali
Community in
South Yorkshire in relation to housing matters.
We are based at:
Burngreave Housing Office, 177 Spital Hill, Sheffield
S4 7LF
Opening Hours:
Monday Tuesday Wednesday 10.00–12.30, Friday 10–12
email: somalihousingaid@yahoo.co.uk
telephone: 0796 003 0533
If you need further information please contact
us.
Ma maqashay
Somali Housing Aid
Somali Housing Aid waa Koox kuula diyaara inay kaa
caawiyaan baahiyaha ama cabashooyinka ku saabsan xagga
guryaha, iyada oo saldhiga Somali Housing Aid uu yahay
Burngreave Housing Office ama (xafiiska guriyaynta ee
Burngreave). Waad ogtihiin haddii aad dadka soomaaliyeed
tihiin dhibta idinka heysta dhinaca guryaha, waxaa la
yimi waqtigii aad afkaaga hooyo ugu sharixi lahayd baahidaada
qof kula garanaya luqadaada hooyo.
Waxaad kala soo xidhiidhaan Yusuf Deria
Waqtiyada ay furan tahay
Isniin Salaasada Arbacada 10–12.30, Jimce 10–12
|